Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in la dilay labo kamid ah Madaxda sare ee Al Shabaab

War saxaafadeed kasoo baxay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay si wadajir ah degmada Saakow ee gobolka Jubada Dhaxe uga fuliyeen ciidamada dowlada iyo kuwa Mareykanka lagu dilay Madax sare oo katirsan Al Shabaab. Dowlada warka ay soo saartay ayaa lagu sheegay in duqeynta lagu dilay labo kamid ah Madaxda sare ee … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in la dilay labo kamid ah Madaxda sare ee Al Shabaab